Tababar ku saabsan kala faa,ideysiga oo lagu qabtay Muqdisho

0
121

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta Muqdisho ku daahfuray siminaar ay Wasaaradda qabaneyso oo la xiriira kala faa’ideysiga “Peer Learning”.

Munaasabadda daahfurka waxaa kale oo goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Aidarus M Hassan, Agaasimeyeaal ka socday dowlad goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee Puntland, Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed, Jubbalands iyo maamul gobolka Banaadir, waxaa kale ka qeybgalaya xubno ka socda beesha caalamka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.