Tababar ku saabsan ka hortaga tahriibka oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Boosaaso.

0
101

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa lagu soo gaba gabeeyay tababar ku saabsan ka hortaga tahriibka sharci darada iyo sidii bulshada loogu baraarujin lahaa dhibatada uu lee yahay tahriibka.

Tababarkan oo socday muddo 4 maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka kala socda Laamaha Amniga,maxkamadaha, Socdaalka,Jinsiyadaha,Warbaahinta,Culimada ,Nabadoonada iyo Dhalinyarada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey