Garoon Diyaaradeed oo laga dhagax-dhigay Degmada Ceel-barde ee gobalka Bakool

0
256

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Hassan Abdinuur Aal-baro Ayaa Dhagax Dhigay Garoon Cusub oo diyaaradeed oo ay Yeelanayso Degmada Ceel-barde Ee Gobolka Bakool.

Goroonkan ayaa baahi weyn u qabay bulshadada deegaanka kuwaas oo u isticmaali doono safaradooda kala duwan ee dhanka duulimaadyada.

Warbixintan waxa noo haya Bilaal Daahir Waaneey