Kulan looga hadlayay ka hortaga khataraha ka dhasha masiibooyinka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
237

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa kismaanyo kuqabatay kulankan oo looga hadlayey ka hortagga khataraha ka dhasha musiibooyinka sida abaaraha iyo fatahaadaha.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay qaar kamid ah wakiilada Hay’addaha caalamiga ah ee ka hoolgala magaalada kismaayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.