Tababar kor loogu qaadayo aqoonta shaqaalaha wasaaradda gaadiidka iyo duulista XFS oo laga daah furay Muqdisho

0
141

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada XFS Fardowso Cismaan Cigaal ayaa qaar ka mid ah shaqalaha Wasaraddasi tababar ugu daah furtay magaalada muqdisho.
Tababarkaan oo ku saabsanaa sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta shaqaalaha wasaarada gaadiididka iyo duulista hawada XFS ayaa waxa bixin doonto jaamacada somvilla.
ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.