Xildhibannada golaha shacabka oo meelmariyay laba hindise sharciyeed oo muhiim ah.

0
122

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ku simaha guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Marwo Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar ayaa shir guddoomisay Kalfdhiga 2aad kulankiisa 24aad ee Golaha Shacabka BJFS ayadoo uu goobjoog ahaa Guddoomiye Ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey