Hoos udhac Ku Yimid Qiimaha Shidaalka Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
144

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hoos udhac ayaa ku yimid Qiimaha shidaalka lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Jowhar taasi oo fursad u noqotay bulshada magaaladaasi maadama ay gadiidka ku racaan qiimo jaban.

Hoos u dhaca shidaalka ayaa waxaa sababay wadada isku xerta Jowhar iyo Muqdiho oo furantay taasi oo ay caqabad kala kulmi jireen gaadiidleyda xili roobadka

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim