Mashruuc lagu qodayo ceelbiyoodyo oo laga daahfuray Deegannada Xaabow, Weyle ee Gobolka Sanaag

0
108

Baladweyne (Radio Beerlula)- Deegannada Xaabow, Weyle-sidke, iyo Kulmiye ee gobolka Sanaag ayaa laga daah furay mashruuc lagu qodayo ceelbiyoodyo loogu talo galay inay biyaha ka caban dadka iyo duunyada ku nool deegannadaasi.

Xildhibaan Cabdikariim Meecaad Xuseen oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland gacan weyn ka geystay dhismaha iyo hirgalinta ceelbiyoodka ayaa sheegay in bulshada hadii ayaa biyo helaan ayaa beeran donan dalagyada kala duwan.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.