Sicir barar ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta magaalada Jowhar

0
128

Baladweyne (Radio Beerlula)- Qimaha la iibiyo qudarata suuqyada magalada jowhar ee xarunta mamulka Hirshabeelle ayaa laga daremaa sara u kaca ku yimid qudaarta

Waxana sababay abaraha ka jiro dalka waxana yaraaday bershada beraleyda.

Haweenka ka ganacsada Qudaarta la keeno suuqyada jowhar ayaa ka walaacsan Sare u kac ku yimid Qiimaha la iibiyo Qudaarta Suuqyada Magaalada Jowhar.

Qudaarta sare u kacay laga daremaa ayaa wax aka mid ah Yaanyada,liindhanaanta,bocor ansalaatada iyo baradhada.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.