Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay magaalada Baydhabo

0
137

Baladweyne (Radio Beerlula)- Waaxda Fayadhowrka Iyo Nadaafada Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo ayaa olole nadaafadeed iyo wacyigelin ku saabsan ahmiyadda nadaafadda ka bilowaday qeybo ka mid ah magaalada Baydhabo.

Ololahan iskugu jira nadaafadda iyo wacygelinta ayaa waxaa si wada jir ah iskaga kaashanaya maamulka degmada Baydhabo iyo bulshada xaafaddaha.

Agaasimaha waaxda nadaafada dowlada hoose ee magaalada Baaydhabo Maxamed Cali Aadan ayaa kawaramaya ahmiyada ay leedahay soo celinta bilicda
Magaalada Baydhabo.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.