Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha maamulka Putland Maxamed Cabdullahi Axmed ayaa xadhigga ka jaray dhismaha xarunta daaweynta xoolaha ee Degmada Burtinle.
Munaasabada xarig jarka ayaa waxa goob jog ka ahaa dadka deegaanka , mas,uuliyiin ka socday maamulka putland iyo wasiirka Xanaanada Xoolaha Maamulka putland.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaney.