Diyaarado cusub oo lagu farsameeyay dalkeenna oo lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho.

0
201

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Cabdisalan Xassan Nuur oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho ayaa la yimid hal abuur cusub isagoo soo saaray ama sameeyay diyaarado yar yar oo duulaya islamarkana ay ku xiran yihiin kaamirooyin lagula soconayo badqabka diyaaradaha.

Wiilkan dhalinyarada ayaa xeebta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay diyaaradahan oo ka kooban dhowr nuuc islamarkana duulaya iyadoo si weyn ay u soo jiiteen bulshadii daawaneysay markii la duulinayay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Xaawo Aadan Xuseen