Barnamij u fududeynaya waalidinta in ay la socdaan waxbarashada Caruurta oo lagu soo bandhigay Burco.

0
98

Baladweyne ( Radio Beerlula )Dugsiga Togdheer ee magalada Burco ayaa munaasabad lagu qabtay dugsiga kusoo bandhigay barnaamij fududeynayo waalidiinta caruurta dhigata dugsiga u sahlaya in aay lasocdaan waxbarashadooda xaadirint caruurta iyo natiijooyinka iskuul aay keeneen.

Waxa ka qeyb galay munaasabada lagu soo bandhigayey systemkan cusub maamulka Dugsiga Togdheer bahda waxbarashada magalada burco waalidiin iyo marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.