Tababar ku saasaban xalinta qilaafadka iyo calafka xoolaha oo lagu qabtay duleedka Burco

0
160

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Banka Aroori oo ku yaalla duleedka magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa laga daah furay Tababarkan oo ku saabsanaa xalinta Khilaafaadka iyo soo saarka calafka xoolaha.

Waxaa ka faa-ideysanaya tababarkan oo soco doono mudo 3 cisho ah xoola dhaqatada ku nool qaar kamid ah deegaanada gobolka Togdheer.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir  Cumar Ibraahin.