Magaalada Kismaayo oo lagu Qabtay Munaasabad Arday baratay Qiraa’ada

0
269

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayeen Arday baratay todobada qiraa’o ee Quraanka Kariimka ah islamarkaana ka aflaxday Madarasada Al Musdhafa.

waxa ka qayb galay Munaasabada maamulka Madarasada Al Musdhafa bahda waxbarashada waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi