Tababar ku saabsan hogaaminta oo Muqdisho looga furay howlwadeenno ka tirsan wasaaraddaha dowladda.

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi qafaar Cilmi Xaange ayaa magaalada Muqdisho ka daah furay Tababar ku saabsan hogaaminta adeeg bulsho oo wax tart leh kaasoo socon doonaa muddo saddex maalmood ah.
Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galaya howlwadeenno ka kala socda Wasaaraddaha cadaaladda, maaliyadda, warfaafinta, iyo shaqaalaha

Warbixintan waxa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey