Xarunta sheybaarka jaamacadda Jamuuriya ee Muqdisho oo xariga laga jaray.

0
210

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Jaamacadda Jamuuriya ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ka furay xarun cusub ee Shaybaar oo lagu soo kordhiyay Jaamacadda

Xaruntan sheeybaarka ah ayaa loogu tala galay ineey ka faa,ideystaan ardayda jaamacada ,qoysaska u dhaw iyo dadka danyarta ah

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.