Xarunta isku dhafka ee badbaadinta haweenka iyo xarunta gargaarka dhalmada oo laga dhagax dhigay Kismaayo.

0
122

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdulaahi iyo wasiirka Howlaha guud iyo guryeynta jubbalnd Ismaaciil Axmed Garas ayaa siwada jir ah u dhagax dhigay dhismaha isku dhafka xarunta badbaadinta dumarka iyo xarunta gargaarka dhalmada degmada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi