Kulan looga hadlayay sidii xirfado loogu bari lahaa dadka barakacyaasha oo lagu qabtay Baydhabo

0
121

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay kulan wadatashi ah kaas oo loogu hadlayay barnaamijka baxnaano kaas oo dadka Barakacyaasha ah Loogu abuuri doono Xirfado ay ku shaqeeystaan si ay noloshooda ugu maareeyaan.

Kulankaan ayaa waxa joob joog ahaa maamulka magaalada baydhabo, wasiirada wasaarada gargaarka maamulka koonfur galbeed ,Wakiilo ka socda hayadaha gargaarka , ururada dhalinyarada iyo qaar kamid bulshada ku nool magaalada Baydhabo.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaney.