Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulahi Deni ayaa ka qeeybgalay kulankan oo looga hadlayay horumarinta magaalada Boosaaso ee xarunta maamulka gobolka Bari
Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray qaabka loo wajahayo mashaariic horumarineed oo dhawaan laga fulin doono magaalada ganacsiga Puntlan d ee Boosaaso.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.