Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya xirfada farsamada gacanta

0
94

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto farsamada gacanta.

Dhalinyaradan ayaa sameeya Kuraasta , Qalab xafiiseedka iyo agabka guryaha sida sariiraha iyo miisaska.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.