Shirka wadatashiga siyaasada Ciyaaraha Puntland oo lagu soo gabagabeeyay Garoowe

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntlan ayaa soo xiray shirka wadatashiga siyaasada Ciyaaraha Puntland.
Shirka ayaa waxaa uu mudo sadax cisho ah kasocday magaalada Garowe waxaana goobjoog ka ahaa wasiiro quburo sports iyo bahda ciyaaraha Puntland.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.