Kulan wacyigelin ah oo ku saabsan ka hortaga cudurka HIV/ AIDS oo lagu qabtay Hargeysa

0
95

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay kulan wacyigelin ah oo bulshada loogu baraarujinayo khatarta cudurka HIV/AIDS iyo sida looga hortagi karo.

Kulankan oo lagu qabtay xarunta jaamacadda Hargeysa ayaa waxaa ka qeyb galay ardeyda dhigata jaamacadda kuwaasoo loo jeediyay talooyin ku saabsan sida looga gaashaman karo cudurka HIV/AIDS.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.