Dayactir lagu bilaabay wado muhiim ah oo ku talla Degmada Dhoobleey

0
136

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Dhoobley ayaa laga daahfuray mashruuca dhismaha wadada halbowlaha u ah degmada Dhoobley iyada oo aay iska gaashanayaan mashruucan Wasaaradda Howlaha guud iyo maamulka degmada Dhoobley

Madasha lagu daahfurayey mashruucan waxa goobjoog ahaa agaasimaha xafiiska Degmada Dhoobley Cabdiwahaab Maxamed gudoomiyaha Degmada Dhoobley Xassan Cabdi Xaashi iyo Taliyaha amniga guud ee degmada Dhoobley Maxamed Heeybe

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.