Xarunta wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland oo dib u dayactir lagu sameynayo oo laga dhagax dhigay kismaayo.

0
147

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa Magaalada Kismaanyo ka dhagax dhigay dhismo Dayactirka lagu sameeynayo Xaruunta Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Dowalad Gobaleedka Jubbaland.

Munaasabadda dhagax dhig Dhismaha Dayactirka lagu sameeynaayo Xaruunta Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Jubbaland Ayaa waxaa koob joog ka ahaa Wasiirka Arimaha Gudah Maamulka Jubbaland Maxamed Ibraahin oogle iyo Wasiirka wasaarada Howlaha guud iyo guryeenta Jubbaland Cismaaciil Garas Gudoomiyah Jubada Hoose Xasan Abdi guure iyo shaqaalaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.