Barnaamijka Dhalinyarada ee Radio Beerlula

0
127

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamijka dhalinyarada Radio Beerlula Todobaadkan waxaan ku soo qaadaneynaa ururka dhallinyarada Gobolka Hiiraan oo olole nadaafadeed oo qashinka looga bixinayo webiga shabeelle ka sameeyay laanta laabka xaafada kooshin ee magaalada Baladweyne, waxana soo jeedinaya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.

https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/719003646616156