Culumaaudiin ku baaqay in laga qeyb qaato boos loo iibinayo Madarasada Daarul-furqaan ee Muqdisho.

0
164

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr sheekh Abuubakar Xassan Maalin iyo Qaar ka mid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee  ku nool Muqdisho oo booqday madarasada Daarul-furqaan oo ah madaraso si lacag la’aan ah wax uga bartaaan arday ka kala yimid meela badan oo kamid ah gobolada dalka ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan ee bulshada inay ka qeyb-qaataan boos loo iibinayo madarasada Daarul-furqaan.

Madarasadan oo ku taalla xaafadda suuqa xoolaha ee degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa waxaa wax ka barta ardeyda danyarta.

Warbixintan waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.