xarunta Sheybaarka Xanaanada Xoolaha ee gobolka Mudug oo xariga laga jaray

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada xoolaha ee Maamulka Puntland Maxamed Cabdullahi Axmad libaax ayaa xarigga ka jaray xarunta Sheybaarka Xanaanada Xoolaha ee gobolka Mudug qaybta Puntland isla markaane laga hirgeliyay magaalada Gaalkacyo

Munaasabdda Xarig jarka waxaa ka qayb-galay Guddoomiye ku xigeenka Magaalada Gaalkacyo ee Puntland isku Duwaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Gobolka Mudug iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiya Maxamed Maxamuud.