Dhismaha wadada isku xerta Boorama iyo Baki oo xariga laga jaray

0
169

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xadhiga ka jaray dhismaha wajiga koowaad ee wadadda isku-xidha Boorama iyo Baki ee Gobolka Awdal oo aay hirgalisay dhismaheeda Hay’ada Asarda

Waxa ka goobjoog ahaa madasha xarig jarka gudoomiyaha gobolka awdal Maxamed Axmed Caalim duqa degmada Boorama Maxamed Axmed Warsame iyo mas’uuliyiin katirsan hay’ada Asarda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.