Tababar ku saabsan maareenta dhismayaasha oo laga daahfuray Baladweyne

0
88

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiran ayaa laga daahfuray tababar kusaabsan maareenta dhismayaasha Kaasi oo ay kafaa-iidaysanyaan shirkadaha dhismaha qandaraasyada magaalada Baladweyne

Tababarkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wasaradda howlaha guud iyo Guryeeynta dowlad gobaledka Hirshabeelle

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.