Tababar ku saabsan habka loo tabiyo wararka dadka aanan lixaadkoodu dhameeystirneen oo Garowe lagu soo gabagabeeyay

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garowe ayaa lagu soo gabagabeeyay tababarkaan oo ku saabsanaa habka loo tabiyo dadka aanan lixaadkoodu dhameeystirneen kaasi oo loo qabtay qaaar kamid ah suxufiyiinta ka shaqeeya Garowe.

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka suxufiyiinta somaaliyed ee FESOJ.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim