Machadka tababarada macalimiinta Jubbaland ee Dhoobleey oo tababar siiya macalimiinta magaaladaasi

0
75

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Machadka tababarada Macalimiinta ee Dowlada Goboleedka Jubbaland faraciisa Dhoobley ayaa waxaa uu tababar siiyaa qaar kamid ah Macalimiinta wax ka dhiga Iskuulada ku yaala Dhoobley,

Machadka oo gacan ka helaya Wasaaradda Waxbarshada Jubbaland ayaa Macalimiinta siiya Tababar kor loogu qaadayo xirfadda Macalinimo si loo helo Araday tayo waxbarasho leh.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.