Tababar ku saabsan sidii sare loogu qaadi lahaa baarista cudurka duumada oo lagu soo gabagabeeyay Garowe

0
91

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garowe ayaa lagu soo gabagabeeyay tababarkaan oo ku saabsanaa sidii sare logu qaadi lahaa barista cudurka duumada.

Tababarkan oo socday mudo afar iyo toban maalmood ayaa waxa ka faaidaystay qaar kamid shaqaalaha caafimaadka kuwaas oo ka kala yimid deegaanada hoos yimaada maamulka putland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.