Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in xukumadiisa ay ka go’an tahay ilaalinta xaquuqda gabdhaha.

0
144

Baladweyne (Radio Beerlula)- Mudane Xamse Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay ka go’an tahay in wax la baro gabdhaha Soomaaliyeed iyo in la ilaaliyo xuquuqdooda.

Ra’iisal wasaare Xamse ayaa timaamay in ahmiyad weyn ay leedahay in gabdhaha wax la baro si ay kaalin uga qaatan horumarka dalka isagoo sheegay in gabdhaha xilalka haya ay ka musqmaasuq yar yihiin ragga islamarkaana si wanaagsan ay uga soo dhalaan shaqada loo diro.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.