In ka badan 800 oo qoys oo deeq raashin ah loogu qeybiyay magaalada Garoowe.

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)- Qoysaskan oo ku nool Magaalada Garoowe islamarkana markii hore ka soo barakacay Magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa loo qeybiyay deeq raashin ah oo iskugu jirta bur, bariis, saliid, timir iyo cano.

Deeq raashinka ayaa waxaa bixiyay Guddiga arrimaha bini’aadantinimad Laascaanood oo garab ka helaya hay’addaha kala ah Al Minhaaj iyo Sadra, iyadoo deeqdan ay ka faa’ideysteen in ka badan 835 qoys.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.