Goobaha lagu qaado sawirada oo ku soo batay magaalada Burco.

0
107

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sannadihii la soo dhaafay laga hirgeliyay goobo casri ah oo lagu qaado sawirada islamarkana ay fursado shaqo ka heleen dhalinyaro badan .

Dhalinyaradan ayaa ku shaqeysata xirfadaha sawir qaadista, muuqaal duubista iyo qurxintooda.

Qaar ka mid ah dhalinyaradan ayaa ka waramaya waxyabaha ay ku soo kordhiyeen magaalada iyo sida ay ugu shaqeystan xirfadaha.

Warbixintan waxaa inoo haya  Maxamed Cabdi Saneey