Maamulka deegaanka Bandiiradley oo lagu wareejiyay dhir lagu beeri doono deegaankaasi.

0
95

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyaro iyo qurbo joogta u dhalatay deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug ayaa maamulka deegaankasi ku wareejiyay 500 oo geed oo looga tala galay lagu beero deegaanka Bandiiradley.

Beerista dhirtan lagu wareejiyay maamulka deegaanka Bandiiradley ayaa looga gon lee yahay sidii kor loogu qaadi lahaa bilicda deegaanka.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.