Macalin ka mid ah dadka baahiyaha gaarka qaba ee Muqdisho oo ku dhiiray inuu qur’aanka kariimka baro ardey Soomaaliyeed.

0
122

Baladweyne (Radio Beerlula)-Macalin Nuur Maxamed Cumar waa 40 jir ka mid ah dadka baahiyaya gaarka qaba islamarkana aan socon Karin basle duruufaha heysata kama hor istaagin inuu noloshiisa iyo mida bulshada uu kaalin ka qaato isagoo qur’aanka kariimka bara ardey Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Muqdisho.

Macalin Nuur Maxamed Cumar ayaa gurguurad ku taga dugsiga qur’aanka kariimka uu ku baro ardeyda maadaam uusan awoodin inuu labadiisa lugood ku socdo.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen