Xaflad dhiiri gelin ah oo loo qabtay ardeyda dhigata xarunta agoomaha Hargeysa.

0
81

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Xarunta Agoomaha Magaaladda Hargeysa ayaa Xaflad dhiiri gelin ah u qabtay Ardayda kaalmaha hore ka galay madarasada iyo iskuulka xarunta iyo ardayda ugu aqlaaqda wanaagsaneyda sanadkan.

Waxa ka qeyb galay xaflada maamulka xurunta bahda waxbarashada waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.