In ka badan 60 ardey oo baratay culuumta shareecada iyo carabiga oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo.

0
191

Baladweyne (Radio Beerlula)- Munaasabadan oo ay ku qalin jabinayeen in ka badan 60 arday oo baratay culuumta shareecada islaamka iyo carabiga ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo, iyadoona ardeydan ay ka aflaxeen machadka Imnu Qayim Al Jowzi .

Munaasabada oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeyb galay maamulka iyo macalimiinta Machadka, aqoonyahano, culumaaudiin iyo waaliidiin.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.