Haween ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya iibinta Sabuulka.

0
151

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool Haween badan oo nolol maalmeedka qoyskooda ka maareeya iibinta sabuulka ka soo go’a beeraha gobolka Hiiraan.

Haweenkaan ayaa sabuulka waxa ay ku iibiyaan aga,gaarka masjidu,nuur ee xaafada Xaawo taako.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.