Dhismaha xarunta dowladda hoose ee degmada Axmed dhagax ee Hargeysa oo la dhagax dhigay.

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Cabdikariin Axmed Mooge Duqa magaalada Hargeysa ayaa ka dhagax dhigay Xaafada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa dhismo cusub oo loogu talagay in aay ku shaqeyso dowlada hoose ee Xaafada Axmed Dhagax

Waxa ka qeyb galay dhagax dhiga mas’uuliyiinta xaafada Axmed Dhagax xilibaano odayaal iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.