Barnaamijka maamul wadaaga kalluumeysiga oo laga daah furay Laasqoray.

0
173

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda maamulka Puntland isla markaana kaashanaysa hayada secure fashiers oo ka shaqaysa Arimaha hormarinta kalluumeysiga ayaa degmada laasqoray ka daah furtay Barmaanijka maamul Wadaaga kalluumaysiga.

Barnaamijkan ayaa waxaa ka faa’ideysan doona iskaashatada kallumaysatada ku nool degmada laas- qoray.

Warbixintan waxa noo haya Bilaal Daahir Waaneey.