Kulan looga hadlayay ahmiyadda wax akhriska oo lagu qabtay Dhoobley.

0
94

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankan oo looga hadlayay ahmiyada wax akhrintu ayna soo qaban qaabiyeen Gabdhaha ku mideysan naadiga akhriska ee SABA ee ka dhisan Magaalada Dhoobley ayaa lagu qabtay hoolka dhalinyarada ee magaalada Dhoobley.

Kulanka ayaa inta uu socday waxa diirada lagu saaray ahmiyada ay leedahay wax akhrintu.

Warbixintan waxa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.