Buug laga qoray dhibaatooyinka Baraha Bulshada oo lagu soo bandhigay Boosaaso.

0
152

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiiri katirsan maamulka Puntland maamulka gobolka Bari kan dagmada Boosaaso aqoon yahano bahda qalinleyda Puntland iyo marti sharaf kale ayaa magaalada Boosaaso uga qeeybgalay madal lagu soo bandhigayay book kahadlaya Aafooyinka Baraha Bulshada .

Inta badan Baraha bulshada ayaa dhalinyarada Soomaliyeed waxa ay ku haaysaa caqabado badan maadama ay aad ugu mashquulaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cumar Yuusuf Aadan.