Arday dhameeysatay fasalka 8-aad oo munaasabad loogu qabtay Boosaaso.

0
88

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Boosaaso ee xaruunta Gobalka Bari ayaa lagu qabtay munaasabad qalin jabin ah taasi oo shahaadooyiin iyo abaalmarino lagu gudoonsiinay arday dhameeystay fasalka 8aad isla markaana ka qalin jabiyay dugsiga hoose dhexe ee Bali-Doogle.

Munaasabada waxa kaso qayb galay Maamulaha dugsiga Bali-Doogle Waalidiin , Macalimiin , Bahda Waxbarashada Magaalada Boosaaso , Dhalinyaro, Iyo qayba kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Bilaal Daahir Waaneey.