Dhismaha masaajid cusub oo laga dhagax dhigay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

0
88

Baladweyne (Radio Beerlula)- Sheekh Abuubakar Xassan Maalin iyo Qaar ka mid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa dhagax dhigay Masjidka Al-taqwa Wal-culuum oo laga dhisayo xaafada kaawa Godeey ee degmada Wadajir.

Waxa goob-joog ahaa madasha lagu dhagax dhigayey masjidka culumaa’udiin iyo qaar kamid bulshada xaafada kaawa Godeey.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Maxamed Yuusuf Cabdulahi.