Munaasabad lagu daah furayay xarun caafimaad oo qaabilsan afka iyo ilkaha oo lagu qabtay Hargeysa.

0
175

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeeysa ayaa lagu qabtay munaasabadan oo lagu daahfuray xarun caafimaad oo qaabilsan Afka iyo Ilkaha taasi oo ay hergeliyeen dhallinyaro wax ku baratay Somaliland

Daahfurka xaruntan caafimaad waxaa ka qeybgalay masuulyiin kamid ah SLN, Dhaqaatiir , waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim