Deeq timir ah oo ka timid dowladda Sacuudiga oo loo qeybiyay danyar ku nool Kismaayo.

0
81

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa deeq Timir ah u qaybisay qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo

Waxaa goob-joog ahaa madasha lagu qeybinayey gudoomiye kuxigeenka arimaha Bulshada degmada Kismaayo agaasimaha guud ee wasaarada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka jubbaland iyo mas’uuliyii kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.