Kulan looga hadlayay ka qeyb galka haweenka ee barashada xirfadaha gacanta oo lagu qabtay Galkacyo.

0
150

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay Kulankan oo looga hadlayay sidii haweenka magaaladaasi ay uga faa,ideysan lahaayeen mashaariicda barashada xirfadaha gacanta ee ay fuliso hay’adda CPD .

Kulanka waxaa ka qeybgalay haween ,waxgarad iyo xubno kamid ah Hayada fulineeysa mashruucan.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawa Aadan Xuseen